Banner

Buuga Qoys hooyo xun iyo dal hoggaan xun midna ma hana-qaado

Masraxa Shariif Saalax, JUS, Km4, Mogadishu

Regular Paid
08 Sep 2026, 05:00 PM

Description

1 Tikidh, iyo 3 Faa'iido: Maal gasho Maankaaga 🎟️🧠

Keliya buugg ma iibsanaysid, ee waxaad maalgashanaysaa naftaada iyo hab-fekerkaaga qaran.

Tikidhkan wuxuu kuu furayaa albaabka Masterclass Lecture-ka rasmiga ah ee "Khariidaddii Aad Ku Beddeli Lahayd Noloshaada", halkaas oo aad ka baran doonto sirta adkaysiga iyo badbaadada.

Waxaa intaas dheer, waxaad helaysaa fursad naadir ah oo aad xubin iyo aas-aase kaga noqon karto Madasha Maanka iyo Maamulka; oo ah madal dhisaysa wacyiga iyo karaanka qaranka.

Gooso tikidhkaaga hadda, oo gacanta ku dhig isbeddelkaaga dhabta ah! πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ“š

Image Gallery

Available Tickets

Boonada buuga

Base Price $ 11.00
Tax $ 0.55
Charges $ 0.00
Total $ 11.55
Available 1200 / 1200
Quantity Min: 1 | Max: 200
Buy Ticket

Download Our Mobile App

Book events faster and get exclusive offers directly from our mobile app.