Description
Waxaa markii ugu horreysay la qabanqaabinayaa Somali Health Sector Gala Night 2026, oo ah habeen gaar ah oo kulminaya haldoorka, hoggaanka, xirfadlayaasha iyo dhammaan daneeyayaasha bahda caafimaadka Soomaaliyeed. Waa habeen lagu xoojiyo iskaashiga, laguna abuuro fursado cusub oo horseeda horumarinta adeegyada caafimaadka dalka.